Vocational Training

SHARDO conducted a closure ceremony for vocational skill training project session Four in Mogadishu.

Shabelle Relief and Development Organization (SHARDO), is a local Somali NGO has conducted on 27th February 2018 a well-organized closure ceremony for 45 youth trainees benefited from SHARDO livelihood promotion for vulnerable youth through vocational skill training project that was implemented by SHARDO with funding of United […]

Read more

Hussein updating

I here to update SHARDO website from 2013 to now

Read more

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

KA FAA’IIDEYSI XIRFAD WAXBARASHO : SHARDO waa urur Somaliyeed oo aan faa’iido doon an aheyn kana shaqeenayay wadanka mudo kabadan 21 sano Mashaariicda ururka SHARDO uu qabto waxaa kamida Shaqo abuurka, Caafimaadka, Nafaqeynta, Waxbarashada, iyo Mashaariic kala duwan Ururka SHARDO waxuu idiin hayaa fursado Cusub oo kala duwan […]

Read more

Hey’adda SHARDO Oo u soo xirtay Tababar Xirfadaha ilaa 40 Dhalinyaro.

Hey’adda SHARDO Oo u soo xirtay Tababar Xirfadaha ilaa 40 Dhalinyaro.

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Hotelka Globol ee magaalada muqdishu ayaa waxa ay hey’adda SHARDO ugu soo gabagabeysay wajigii 3-aad ee mashruuca barashada xirfadaha ee dhalinarada soomaaliyeed ilaa 40 arday kuwaas oo manta la guddonsiiyay shahaadooyin iyo Qalab ay ku shaqa […]

Read more