OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

KA FAA’IIDEYSI XIRFAD WAXBARASHO :

SHARDO waa urur Somaliyeed oo aan faa’iido doon an aheyn kana shaqeenayay wadanka mudo kabadan 21 sano Mashaariicda ururka SHARDO uu qabto waxaa kamida Shaqo abuurka, Caafimaadka, Nafaqeynta, Waxbarashada, iyo Mashaariic kala duwan

Ururka SHARDO waxuu idiin hayaa fursado Cusub oo kala duwan Sida :

1. Electric installation (Koronto Xirid)

2. Fish vendor (kalluun-dubis)

SHARUUDAHA LAGA RABO SOO CODSADAHA WAA SIDA SOO SOCOTA 

Hadaba haddii aad dooneysid inaad baratid xirfadahaas ama bartid (Bar ama Baro)

Ardaygii rabao barashadaan mid kamida ah 2-da xirfadood waxaad laga rabaa Sharuudahaan soo socda

1: waa in uu yahay Somali 

2: waa in uu da’diisu u dhaxeysaa 18 ilaa 35jir 

3: Waa in uu soo codsadaa Xirfadaha aan soo sheegnay Midood 

4: Waa in ay ka go’antahay barashada iyo dhameysashada xirfada uu soo codsaday 

5: Waa in jir ahaan iyo maskax ahaan uu caafimaad Qabo 

6: Waa in uusan wax danbi ah uusan ka galin bulshada 

7: Waa in uu layimaadaa qof damiin ah 

8: Waa in uu ku shaqeystaa xirfada la baray kadib markuu barto 

9: Waa in uu yaqaana aqriska iyo qorista afka Soomaliga iyo xisaabadka aasaasigaa ah 

FIIRA GAARA AH:

Barashada korontaada waxa kaliya ee soo codsankara waa RAGGA oo kaliya, halka kallun-dubista oo ay soo codsankaraan Dumarka oo kaliya

Qofkii dhameystaa barashada xirfadahaan aan soo sheegnay midood waxaa Ururka SHARDO waxauu siin doonaa AGABKII UU KU SHAQEYSAN LAHAA IYO SHAHAADO. 

Qofkii daneenayo fursadahaas waa in uu layimaadaa 4 sawir oo tesaro ah iyo gal ama fayl araajida waxaa lagu soo hagaajin karaa Xafiiska SHARDO ay ku leedahay degmada shibis gaar ahaan Beyxaani.

Qabashada araajida waxey socondoontaa inta u dhxeysa 13 ka bisha september 2017 ilaa 23 ka bisha September 2017

Dadka laqabanayo way xadidanyihiin ee horay ugaar .

Wixii fah faahina kala xiriir talefanada kala ah  0617020887/ 0615546938/ 0615598993/ ama E-mail: [email protected]/[email protected]